shaqo joojin ka bilaabantay dekedii berbera iyo maamulkii carbeed shirkada D.P.Wolrd Oo Dekedii Ku dhaga barjoobay

0
347

Mar Kale Iyo Khilaaf Sababay In Shaqo Joojin Ay Sameeyan Shaqaalaha Dekeda berbera Oo Debeda U Soo Baxay

Shaqaalaha Safar dooranka dekeda berbera oo mar kale shaqo joojin sameeyay shaqaalahaasi safa dooranka oo dekeda  u qaabilsan dejinta iyo rarista alaabta . khilaafan ayaa la bakhtiiyay  badhtamihii bisha  saddexaad sanadkan waxaana xukumada somaliland iyo madax waaxdani si wada jira u sheegen in la heshiiyay .

qaar ka mid ah shaqaalaha safar doonkan oo shabada ceelgardinews.com u waramay ayaa u sheegay in heshiiskii xukumada somaliland la gashay shaqaalaha fulin wayday taasna ay sababtay in shaqo joojintan dhacdo

 

wixii war ah ee ka soo kordha la soco goor dhow