SHIRKII GOLAHA DHEXE EE XISBIGA WADDANI OO DIB LOO DHIGAY + WAKHTIGA LAGA DHIGAY

0
290

Wararka Laga  helayso xisbiga mucaaridka ah ee Waddani isla markaana looga qaateen ah waxa ay sheegayaan in dib loo dhigay shir weynihii xisbigaasi

bre

Shirweynaha ayaa waxaa hore loogu  shaaciyey in uu qabsoobi doono 01.10.2016 ilaa 02.10.2016 waxana   wararka ay hada heshay ay sheegayan in laga dhigay 10.10.2016 ilaa 11.10.2016waxaana dib loo dhigay muddo toban cisho ah

Shirweynahan ayaa waxa lagu soo dooran doona musharaxa madaxweyne iyo ku xigeenkiisa ee xisbiga uga qeyb gali doona doorashooyinka sanadka 2017  la filaayo in ay dalka ka qabsoomaan waxaana tartan xoogani ka dhex curtey siyaasiyiinta ka soo jeeda gobalka Awdal oo u ordaya in ay qabtaan jagada musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani Halkan Beesha uu guddomiyaha xisbiga mucaaridka wadani cabdiraxmaan cirro ka fakaryaan inay soo bedelan guddomiye ciro una soo cumaamadan mid ka mid ah nusdanbeeda xisbiga ahna beesha guddomiye ciro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here