Sir Culus. Maxaad ka ogtahay Doorka ay maamulka shirkada Dahab-shiil i ay ku leeyihiin Deked budhacadeeda laga wado deeganka Ceel-gardi

0
387

Berbera (CGN) – Sir Culus. Maxaad ka ogtahay Doorka ay maamulka shirkada  Dahab-shiil iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Dahabshiil iyo Somtel ay ku leeyihiin Deked budhacadeeda laga wado deeganka Ceel-gardi, baaadhis iyo u kuurgalid dabeed waxa aanu oganay in shirkada Dahab-shiil ay tahay mishiinka ka dambeeya hawshan, waxaana ugu xilsaaran maamulaha shirada qeybta barbara ninka lagu magacaabo Saleban Cabdilahi Cadib, oo ay gacanyarayaal u yihiin Sacad Ciise Cumar oo ah nin ka hawlgala Somtel qeybta farsamada, doorkiisa shaqo waxa weeye, waxa lagu magacaabey haed-man-ka tuulada hadda la deegamayno ee Ceel-gerdi, halka wiilka labaad ee lagu magacaabo Cabdiraxmaan Xusein cumar (TALAABO) oo wato surf uu iibiyey MR.Xirsi wasiirki hore ee

salebaan-cadib

madaxtooyada. Talaabo waa u qeybsanaha xidhiidhka odayaasha iyo ganacsatada beesha Axmed faarax ee deegamaynta horta leh ku hawlan. Talaabo wuxuu ka mid yahay shaqaalaha qeybta sarifka Dahabshiil waa ninka haya Branch-ka dekeda. sida aanu xogtan ku ogaaney maalintii weerarku ka dhacey Ceel-gardi arooryadii horeba labadan inan oo midna wato gaadhi SURUF ah Waxa Kale Oo Wararku Intaa Ku Darayaan In SHirkada Dahabshiil ee berbera notay xarunta kaydinta hubka beesha Axmed faarax U Isticimaalayaan inay ku difaacan dekeda ceelgardi ee sharci darada lagu dhisaayo .waxaana shabakada wararka ee ceelgardinews.com goob joogayaal u shaqiiyeen inay arkayeen markii hub noociisu Waawayn yahay xarunta dahabshiil berbera laga raray oo labada nin ee kor ku soo sheegnay gaadhi ku qaadeen .

Hadaba waxay is waydiintu tahay shirkada dahabshiil ma shirkad heer qaran ahbaa mise waa shirkad Beelaha isu hubay

Info@ceelgardinews.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here