Suldaan Maxamed Oo Ka Hadlay Khilafka VIBER OPTICAL Kana Soo Horjeestay In Ganacsiga Cida Gaar ah Kooto Loogu Xidho

0
328

Hargaisa (Ceelgardinews.com) Suldan Maxamed Suldan Cabdiqaadi oo ah Suldanka Guud Ee Beelaha Somalailand ayaa ka soo Hor jeestay in khadka Viber ka ee Internet ka cid gaar aha kooto looogu xidho ay xaraan tahay