TACSI : MAREEYAHA DEKED BERBERA AXMED YUSUF WAXA UU TACSI U DIRAYAA QOYSKII UU KA BAXAY IBRAAHIM MAXAMED XAAJI IBRAAHIM (CIGAAL )

0
260

 Berbera (Ceelgardinews.com)  IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI  RAAJICUUN Mareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yusuf Dirir Oo Ku Hadlaaya Magaciisa iyo  Magaca Shaqaale waynaha dekeda 

wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii, iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLA ha u naxariistee Marxuum  Ibraahin Maxed X, Ibraahin  Caawa (Cigaal ) oo wiilkii ugu yaraa saddexdii wiil ugu tagay Madaxwaynihii Labaad ee somaliland maxed xaaji ibraahin cigaal      ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Marxuumka Waxa Uu Alle Uga Baryaa Inuu Samir Iyo Iiman Ka Siiyo Dhamaanba Qoyskiisa iyo Qarabasiisa ka baxay Waxaanu Alle Uga Baryaa Inuu Janatu Fardowsa ka waraabiyo  Aamin Aamin Aamin 

 

14470395_10210364107009674_2643110489321220899_n

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here