Tacsi Xildhiban Rooda Abdilaahi Hassan Oo Tacsi u Dirtay Qoysaskii,Qarabadii iyo Asxabtii ay ka Geriyodeen Dhalinyaradi ku Nafwayay Doontii ku Rogmatay –

0
305

Aniga ah xildhibaan Roda Abdillahi Hassan iyo gudoomiyaha golaha deeganka ee magaalada Turku Seppo Lehtinen waxaan u diraynaa tacsi qoysaskii, garaabadii, asxaabtii ay ka geeriyooden dhalinyaradii ku naf wayday

17.4.2016 doontii ku rogmatay Masar iyo Talyaaniga dhexdooda. Waxaa murug leh aafadan tahriibta ee soo noqnoqonaysa.

 

 

 

Aduunweynaha waxaa lagu xisaabtamaa dhalinyarada u soo kacaysa, Dhaliyaradu waa xooga, difaaca, cududa iyo hantida dawlada ku tashato, mana aha wax lagu ciyaaro. Waxaanu ku talinaynaa in dawlada,

sedexda xisbi qaran, shirkadaha, ganacsatada iyo waalidiintuna kaalin lahaadle ka geystaan sidii aafadan looga hor tegi lahaa. Gudoomiyuhu waxa kaloo tacsida ku daray oo uu yidhi geeridu waa xaq ee waxaa ayaan daro ah in ini badu liqdo ina xubnahooda la isticmaalo iyo ina yurub ku baaba’day

Yurub iminka ma aha sidii hore oo qaxootigii aduunka meel walba waa laga nacay. Waan arkay Somaliland nimco ayaa taala ee dhalinyarada qorshe u sameeya oo dawlada, gurbajooga iyo qanacsataduba is kaashada oo badbaadiya ubaxiina oo shaqo u abuura.

Xildhiban Roda Abdillahi Hassan

 

Turku, Finland

Ceelgardinews.com
Berbera Somalialnd

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here