Taliye ku Xigeenka Ciidanka Ilaalada Xeebaha JSL Vice Admiral Hassan Ali Awed

0
290

 

Taliye ku Xigeenka Ciidanka Ilaalada Xeebaha JSL Vice Admiral Hassan Ali Awed oo ay ku Wehelinayeen saraakiil ka tirsan ciidanka Ayaa Shalay Galinkii Hore Kula Kulmay Badda Dusheeda Watfi KA Socda EUNAVFOR MISSION ATALANTA VICTORIA WARSHIP Oo Uu Hogaaminayay Admiral Algenadaro.
Kulankaas Oo Ku Saabsana Sidii Loo Xoojin Lahaa IskaaShiga Iyo Wadda Shaqaynta MUstaqbalka ee Labada Ciidan.Waxaana Layska Kaashanaya Sidoo Looga Hor Tagi laha wixi Amniga Badda , budhcad baddeeda , iyo wixii la mid ah.

kulankaas oo ku soo dhamaaday is af garad iyo isfahan kuu saabsan arrimaha kor ku xusan.

Afhayeenka Ciidanka Ilaalada Xeebaha
Captain Cabdisalaan Maxamed Cabaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here