Taliyihii ciidanka Booliska ee gobolka Badhan ee Somaliland Caydiid Axmed Nuur, ayaa saaka u goostay dhinaca Puntland.

0
374

War Deg Dega

Taliyihii ciidanka Booliska ee gobolka Badhan ee Somaliland Caydiid Axmed Nuur, ayaa saaka u goostay dhinaca Puntland.

Taliyaha ayaa la goostay Gaadiid gaadhaya saddex gaadhi.Taliyihii ciidanka Booliska ee gobolka Badhan ee Somaliland Caydiid Axmed Nuur, ayaa saaka u goostay dhinaca Puntland.

Taliyaha ayaa la goostay Gaadiid gaadhaya Laba gaadhi.

Wararka qaar Ayaa Sidoo kale sheegaya in Markii La Bedeley Taliyahaas U Goostey Dhinacaas iyo Maamulka putland

Xigasho
Cali Aadan Daahir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here