Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Aadam X. Cali Axmed, ayaa maanta dhaariyay Xubnaha Guddida Koomishanka Qaranka Mihnadaha Caafimaadka JSL , Si ay u gutaan Waajibadkooda Sharciga ah.
Magacyada Xubnaha la dhaariyay ayaa kala ah
1-Dr, Mustafe Muxumed Cali
2-Niciima Cali Maxamuud
3-Dr Siciid Bulxan Cigaal
4-Cabdirisaaq Maxamuud Cabdilaahi
5-Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi
6-Cali Cabdi Cabdule
7-Nimco Cabdale Axmed
8-Drs Anisa Cabdi Ahmed
9-Khadra Cali Cigaal
10-Maxamed Cabdi Muxumed


















