Wakiilka dawladda Ingiriiska ee Somaliland Mr Stuart Brown oo kulan gaar ah la qaatay guddmiyaha Xisbiga Ucid

0
198

Wakiilka dawladda Ingiriiska ee Somaliland Mr Stuart Brown oo kulan gaar ah la qaatay guddmiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo guddmiyaha guddi hoosaadka Arimaha dibadda ee golaha wakiilada Somaliland Xildhibaan Maxamed Jaamac Koodbuur Shiine

Kulanka ayaa laga hadlay qabsoomida doorashooyinka inagu soo fool leh sanadka dambe ee Guurtida iyo Madaxtooyada iyo sidii dawladda Ingiriisku gacan uga gaysan lahayd.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here