Hargaysa (Ceelgardinews.com) Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda Somaliland ayaa Gudoomiyaha .
xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe u diray Warqad uu kaga soo jawaabayo inay Waraaqo xilal lagu magacaabay kaasoo baxay xafiiskiisa. Akhri warqadda Guddida Diiwaangelinta. Hargeysa(Xogreebnews)-wararka laga helaayo guddida Diiwaangelinta Ururadda ayaa sheegaya inay war qad u direen Gudoomiye Faysal cali waraabe, kuwaasoo kaga codsanaaya inuu soo cadeeyo waraaqo kasoo baxay xafiiskiisa, mudadii ay go’aanka kasoo saareen, inaan labada garab midna sameyn wax khilaafka sii hurinaaya.