War Deg-deg ah: Guddida Diiwaangelinta Ururradda Siyaasadda oo Qoraal Ku socod-siiyey Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Nuxurka Ujeedada uu Xambaarsan yahay.

0
304

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Guddida Diiwaangelinta Ururadda Siyaasadda Somaliland ayaa Gudoomiyaha .

 

IMG_A5286D-C44754-EF6044-9DF956-4E11A9-B126C9xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe u diray Warqad uu kaga soo jawaabayo inay Waraaqo xilal lagu magacaabay kaasoo baxay xafiiskiisa. Akhri warqadda Guddida Diiwaangelinta. Hargeysa(Xogreebnews)-wararka laga helaayo guddida Diiwaangelinta Ururadda ayaa sheegaya inay war qad u direen Gudoomiye Faysal cali waraabe, kuwaasoo kaga codsanaaya inuu soo cadeeyo waraaqo kasoo baxay xafiiskiisa, mudadii ay go’aanka kasoo saareen, inaan labada garab midna sameyn wax khilaafka sii hurinaaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here