Hargaysa (Ceelgardinews.com) War Deg Deg Ah Cabdiqani Maxed Faarax Ooka mid ahaa dhalinyarada ururka muwaafaqo ee ka soo jeeda gobolka saaxil waxaanu Marlabaad Xoriyadiisi Dib U Helay Ka dib Markii wasiir ku xigeenka warshada somaliland cali dhagoole oo xadhigiisa dhibane ka ahaa wax dabi uu ku waayay
Sidaana Maxkmada gobolka mardoodi jeex xoriyoodi u soo celisay .wasiir ku xigeenka ayaa danbiga uu u haystay cabdinaqi ayaa la xidhiidhay face book isga laga caayay waxaana baadhitaan xeer ilaalintu samaysay xaqiijisay cabdiqani aanu ahayn ninka isga ka cayda ku qoray face book ah aanu ahayn nin kale oo dhalinyarada reer somaliland ka mid ah yahay
dhanka kale maxkmada gobolka mardoodi jeex ayaa u soo jeedisay guud ahaan masuliyinta xilka qaranka hayaa inaanay wax yaaabaha lagu qoro face book aanay ka soo dacwoonin