War Deg Deg Ah Halka Ka Akhri : Wasiir Ku Xigeenka Cali Dhagoole Maxaa Ka Raacay Dacwadii U Haystay Cabdiqani Maxed Faarax +Maxkamdii Xoriyadiisi Dib Ugu Celisay

0
241

Hargaysa (Ceelgardinews.com) War Deg Deg Ah  Cabdiqani Maxed Faarax Ooka mid ahaa dhalinyarada ururka muwaafaqo ee ka soo jeeda gobolka saaxil waxaanu  Marlabaad Xoriyadiisi Dib U Helay Ka  dib  Markii wasiir ku xigeenka warshada  somaliland cali dhagoole oo xadhigiisa dhibane ka ahaa wax dabi uu ku waayay

Sidaana Maxkmada gobolka mardoodi jeex xoriyoodi u soo celisay .wasiir ku xigeenka ayaa danbiga uu u haystay cabdinaqi ayaa la xidhiidhay face book isga laga caayay waxaana baadhitaan  xeer ilaalintu samaysay xaqiijisay cabdiqani aanu ahayn  ninka isga ka cayda ku qoray face book ah aanu ahayn nin kale oo dhalinyarada reer somaliland ka mid ah yahay

 

dhanka kale maxkmada gobolka mardoodi jeex ayaa u soo jeedisay guud ahaan masuliyinta xilka qaranka hayaa inaanay wax yaaabaha lagu qoro face book aanay ka soo dacwoonin

 

13417408_1050296901721110_584759933786278015_n