War Deg Deg Ah : Islaan Ayeeyo Ah Oo Wasiir Cali Mareexan Oohin Iyo Baroor Kaga Yeedhsiiyay + Sababaha Oohinta iyo Fariin Ay U Direen Hayadaha Xaquuqal Isaanka

0
348

Sidoo Kale waxaa ay sheegtay in gabadhan yari ka mid tahay caruur ay inanteedu dhashey oo ay soo korisay isala markaana ay tahay gabadhii ugu yareed hooyadeedna ay dhimatey oo aanay hada nooleen Gadhabana lagu magacaabo Sagal Cabdi Xassan 

Dhinca kale waxaa ay ayeeyo Sagal sheegtay in hada gabadhaasi la geeyey dalka Hinda si kalida loogu saaro wiilka uu dhalay Cali Mareexaan   waxana ay gabadhan yar ku sifeysay mid aan caqligeedu ku filneen isla markaana la khiyaaameyey  waxaana ay bulshada muslimka ah ka codsatey in looga soo duceeyo  dad ay ku sheegtay in ay qalanayaan  gabadhas ay ayeyda u tahay

Capture

 

Xigasho Ilaysnews.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here