War Deg Deg Ah Madaxwaynaha Somaliland oo magacaabay badhasabadii iyo afhayeenka madaxtooyada

0
348

1 Maxamed Axmed Caalin Yuusuf (Tiimbaro)
Guddoomiyaha Gobolka Sanaag
2.Xamse Maxamed Cabdi Axmed
3 Guddoomiyaha Gobolka Togdheer.
Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Muuse
Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex
4.Cabdiraxmaan Axmed Cali Muuse
Guddoomiyaha Gobolka Awdal
5.Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax
Guddoomiyaha Gobolka Gabiley
6.Yaasiin Maxamed Shide Ibraahim
Guddoomiyaha Gobolka Hawd
7.Axmed Maxamed Xaashi Ducaale
Guddoomiyaha Gobolka Saraar
8.Mawliid Maxamed Nuur Warsame
Guddoomiyaha Gobolka Salal
9.Maxamuud Warsame Jaamac Cali
Afhayeenka Madaxweynaha
10.Cabdiwaaxid  Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Maxamuud
La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Bulshada
11.Khadar Sh. Cabdillaahi Sh. Cali Jawhar
Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka

Gobollada Saaxil, Sool, Badhan, Daadmadheed, Buuhoodle iyo Xaysimo waxa xilka guddoomiyenimo sii ahaanaya Guddoomiyeyaasha hadda xilka haya.

Masuuliyiinta xilka wareejinaya waxaan uga mahad-celinayaa sidii xil-kasnimada lahayd ee ay u guteen waajibaadkoodii Qaran muddadii ay xilka Qaranka hayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here