War Deg Deg Ah Mareeye Cusub iyo Ku Xigeenkiisa Loo Soo Magacaabay Wakaalada Biyaha Berbera

0
284

Berbera (Ceelgardinews.com) Wararka soo gaadhaya shabakada ceelgardinews.com  Ayaa sheegay in mareeye cusub loo soo magacaabay wakaalada biyaha berbera .khadar siciid firiko oo horena u ahaa mareeye ku xigeenkii mareeyahan  iminka xilka laga qaaday ee kayd cabdilaahi xandule 

Halkan iminkana mareeye ku xigeen wakaalada loo soo magacaabay cabdi cilmi guleed oo hore u ahaan jiray guddomiyhii Xisbiga kulmiye gobolka saaxil mudo hore

 

mareeye xilka laga qaaday kayd cabdilaahi xandule ayaa mudo kooban oo gaadhaysa 6 bilood hayay     xilkaasi wakaalada biyaha berbera maamulayay

wararkan ayaa ah mid lagu kalsoon yahay waxaan shabakada ceelgardinews.com  u xaqiijiyay ila wareedyo lagu kalsoon yahay  ,waxaana la filayaa in horaanta wiigan xilka loo kala wareejiyo

14595721_1805356893083359_7224190593457623707_n