Hargaysa (Ceelgardinews.com) War Deg Deg ah .ah Xukumada Somaliland oo si Rasmi ah u shaacisay in Mareeyihii dekeda berbera Xilkii laga Qaaday .Dekedii berbera sidaa lagu wareejiayay shirkad Ajanab ah.
Dekeda Berbera Ayaa Lagu Wareejiyay Kulan Ka Dhacay Magaalada Waxaana Qalinka Ku Duugay Madaxwayne Silaanyo Dubai madaxwaynaha somaliland axmed maxed maxmuud (Silaanyo ) Iyo Inanka Sodog U Yahay Baashe Cawil .Wasiirka Arimaha Dibada sacad cali shire
Ilaa Hada Ma SHaacinin Cida Loo Soo Magacaabay Dekeda Berbera Iyadoo Sourrces Warkan Xil Ka Qaadista laga helaayo Wasiirka ariamaha dibada somaliland Sacad Cali Shire