War Deg Deg Ah : Mareyihii Dekeda Berbera Oo Eng Cali Xoor Xoor Oo Xilkii Si Kadis Ah Looga Qaaday

0
257

Hargaysa (Ceelgardinews.com) War Deg Deg ah .ah Xukumada Somaliland oo si Rasmi ah u shaacisay in Mareeyihii dekeda berbera Xilkii laga Qaaday .Dekedii berbera sidaa lagu wareejiayay shirkad Ajanab ah.

Cali-Xoor-xoor21

Dekeda Berbera Ayaa Lagu Wareejiyay Kulan Ka Dhacay    Magaalada Waxaana Qalinka Ku Duugay Madaxwayne Silaanyo Dubai   madaxwaynaha somaliland axmed maxed maxmuud (Silaanyo ) Iyo Inanka Sodog U Yahay Baashe Cawil .Wasiirka Arimaha Dibada sacad cali shire

13087925_10206507929763798_5165804168243103224_n

Ilaa Hada Ma SHaacinin Cida  Loo Soo Magacaabay Dekeda Berbera Iyadoo Sourrces Warkan  Xil Ka Qaadista laga helaayo Wasiirka ariamaha dibada somaliland Sacad Cali Shire

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here