War Deg Deg Ah Mareyihii Farac Bada Dekeda Berbera Axmed Yusuf Dirir Xilkii Laga Qaaday IYO Badalkiisi oo loo magacaabay

0
318

Hargaysa (Ceelagrdinews.com) War Deg Deg Ah Mareyihii Farac Bada Dekeda Berbera Axmed Yusuf Dirir Xilkii Laga Qaaday IYO Badalkiisi oo loo magacaabay Mareyihii Hayada W.F.P

 

 

Magacaabida Maareeyaha Hay’adda Dekedaha

 

Markuu Arkay:                     Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

 

Markuu Tixgeliyey:            Ahmiyadda ay Dekeduhu u leeyihiin dhismaha Qaranka;

 

Markuu Arkay:                     In baahi loo qabo buuxinta jagada Maareeyaha Hay’adda Dekedaha Somaliland;

 

Markuu La Tashaday:       Madaxda ay khusayso;

 

Markuu Ka Fiirsaday:        Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;

 

Markuu Ku Qancay:           In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;

 

Wuxuu go’aansaday

 

In Mudane, Siciid Xasan Cabdillaahi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Hay’adda Dekedaha Somaliland. (hore maareeyihiin Hay’ada mucaawimooyinka WFP)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here