War Deg Deg Ah Afar Saxafi Oo Ka Mid Ah Suxufiyiinta Ka Hawl Gala Magaalada Berbera Oo Xoriyadoodi Dib U Helay Halkan Ka Akhri Sababa Uu Xadhigoodu La Xidhiidhay Iyo Cida Ka Danbaysay

0
351

Afar Wariye Oo Wasiirka Madaxtooyadu ku Xidhay Magaalada Berbera iyo Qalabkii Oo Laga Wareegay.

Hargays  (Ceelgardinews.com) Ciidamada Amaanka Gobolka Saaxil Ayaa Xabsiga Goor Dhawayd U Taxaabay Afar wariye oo ka hawl gala magaalada berbera,waxaana lagu edeeyay in ay baahiyeen dhul xukuumadu doonaysay in ay siiso nin ganacsade ah.

Wariyayaashan Xabsiga loo taxaabay Ayaa Kala Ah Wariye Maxed Cabdilaahi Soofadhiste OoKa Hawl Gala SHabakada Berberatoday .com , Axmed Siciid Maxed (Kalsan Tv ) Yaasin Jaamac Cali (Universal Tv ) Cbadiraxmaan Maxed Cige (Somnews.tv)     ayaa soo sheegaya in qalabkii iyo kamaradihii ay siteen ciidanka amaanku kala waregeen waxaana uu ka hadlay cagajuglayn ay u gaysteen.

Afartan wariye ayaa hadda lagu xidhay xabsiga ku dhex yaala dekeda berbera waxaana ay tilmaameen in amarka lagu xidhay uu soo bixiyay wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi oo goobta ku sugnaa ninka ganacsadaha ahi  xukuumadu ugu wareejinaysay dhulka.Ku Yaala Xeebta bada dhinaca galbeed ee hore madaxwayne silaanyo uga soo saaray digreetada Free Zone

Afartan wariye ayaa bada saladii jimce xoriyadoodi dib u helay waxaana la filayaa inay warbaahinta la hadlaan saacadaha soo socda

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here