Muqdisho (Ceelgardinews.com) war deg deg ah oo hada soo gaadhaya ee ayaa waxaa ay sheegayan in kooxo hubeyni ay goor dhaweyd ku dileen magaalada Moqdisho Wariye Sagal Salaad Cusmaan
Saxafiyadan ay dableyda hubaseyani ay hada ku dishey Moqdisho ayaa waxaa ay ka shaqeyn jirtey Radio Muqdisho iyo telefishanka qaraka Somaliya
Lama garan karo hebta ay yahiin dableydan hada magaalada Moqdisho ku dhex toogatey warye Sagal
Inaalilaah Waa Inaa Ilahay Rajucuun Alleh Ha U Naxriisto Marxuumada