War deg deg ah shil marakiibood oo ka dhacay deked berbera

0
368

Berbera (ceelgardinews.com) War deg deg ah shil marakiibood oo ka dhacay deked

 

Abaaro galabanimadii maanta ayaa waxa dekeda berbera isku dhacay laba markab oo kala ah markab ah nooca xoolaha ka qaada dekeda berbera iyo mid ah nooca kontiinada  keena dekeda berbera

Ilaa iminka lama garanaayo khasaaraha rasmiga ah ee soo kala gaadhay marakiibtaasi .

Dhawaan ayaa shabakada ceelgardinews.com idiin soo gudbin doonta wixii war ah ee intaasi ka soo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here