War Deg Deg Ah Tirada Codbixiyayaasha oo hadda lagu dhawaaqay Somaliland Iyo Gobol Walba Inta Iska Diwaan galisay

0
349

Hargaysa (Ceelgardinews.com) shabakada Ceelgardinews.com Oo Heshay   liiska tirada iska diwaan galisay gobolada Somaliland

 

Tirada Codbixiyayaasha oo hadda lagu dhawaaqay:

Gobolka Maroodijeex: 312, 634 qof.

Gobolka Saaxil: 78,842 qof.

Gobolka Togdheer: 178,506 qof.

Gobolka Sool: 71,096 qof.

Gobolka Sanaag: 85,222 qof

. Gobolka Awdal: 147,031 qof.

#WadartaGuud: 873,061 qof.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here