War Deg Deg Ah Wariye Cabdiraxamaan Maxed Cige La Ayaa Xabsiga Loo Taxaabay

0
327

Berbera (Ceelgardinews.com)

War Deg Deg Ah  Wariye Cabdiraxamaan Maxed  Cige La  Ayaa Xabsiga Loo Taxaabay

Wariye cabdiramaan Maxed Cige oo ka mid ah suxufiyiinta badax banana ee ka hawl gala magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil ayaa hada ciidanka police ka qabteen isaga oo ku guda jira shaqadiisa maalin laha ah

13124516_930071700395090_523059615806165780_n

Waxa sidaa shabakada   Ceelgardinews.com   U Xaqiiyay goob joogaal taagana markii ciidanku kaxeeyen wariye cabdiraxaamn cige ayaa ka hawl gala SOMNEWS.TV IYO SHABAKADA WARARKA EE OODWYANENEWS.COM

Ilaa iminka lama garayo sababha xadhigiisa lala xidhiidhiyo iyo cida amartay balse waxa wararku intaasi ku daryaan in wariyaal kale baadi goob ciidanku ugu jiraan

Wixii War ah ee ka soo kordha xadhiga suxufiga kala Soco Shabakada waraka Ee Ceelgardinews.com