War deg deg ah” weerar goor dhaw lagu qaaday xarunta danbi baarista CID

0
350

Muqdisho (Ceelgardinews.com) Qara exyo is xig xiga ayaa lagu Weeraray Xarunta Dambi baarista Ciidanka Booliska ee CID,taas oo u dhaw Isgoyska KM-4 Ee Magaalada Muqdisho.

 

Wararka ayaa sheegaya in dabley Hubeysan ay Qaraxyada ka dib Weerar toos ah ku qaadeen,waxaana la maqlayaa Rasaas dhaceysa.

Waxaa istaagay isku socodka Gaadiidka iyo Dadweynaha,iyadoo Wadada Maka-almukarama ee halkaa marta ay tahay mid si weyn loo isticmaalo.

Wixii warar ah ee ka soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa…