War Deg Deg Ah

0
578

Berbera (Ceelgardinews.com) Inaanilahi Wa inaa ilahi Raajucun .Taliyhii Qaybtee Gobolka saaxil ayaa la soo sheegay
in Dabalay Hubaysan Ku Dileen Taliyii Qabta Ee Gobolka Saaxil Gaashanle Cabdirisaaq Yusuf Axmed Waxaanu ku dhintay hawlgal uu ku soo qabnaayay Ragii weeraray dekedii SHarci darada ahyd ceelgardi “Waxa kale oo intaa waraku ku dirayaa in koox ciidan ahi iyaguna dhaawac yihiin .Haka Dagaal ku dhex maray ciidanka dawlada iyo kooxaadas ayaa ah Tuulada biyool magaalada berbera waxay kaga Koonfur bari Oo U Jirta 35 km oo hoos tagta degmada sheekh

Kala soco wixii warar ah ee ka soo kordha dhacadaas