WAR DEG-DEG AH”CIIDAMADA BOOLISKA HARGEYSA OO GOOR DHOWEYD XABSIGA U TAXAABAY SULDAAN CALI SALEEBAAN MAXAMED (CALI QANJO) GARAACIS IYO JIDH DILNA UGEYSTAY

0
307

Berbera( Ceelgardinews.com)-Ciidamada Booliska ee  ayaa goor dhoweyd Xabsiga u taxaabay Suldaan Cali Saleeban Maxamed(Cali Qanjo) oo kamid ah Madax-dhamaqeedka Gobolka Saaxil islamarkaan ahaa Gudoomiyihii Gudida Qaban Qaabada shirka Beesha Gobolka Saaxil Uga furmi Doona Deegaanka Baxarasaafka oo katirsan Degmada Laasgeel.

 

Waxaana Suldaanka Lagu xidhay saldhigga dhexe ee magaaladda Hargeysa.Suldaan-Cali-Saleeeban-1024x576

La oggaa sababta keentay xadhiga Suldaanka, hase-yeeshee waxa laala xidhiidhinayaa inuu salka ku hayo abaabulka shirka Beesha Gobolka Saaxil dhowaan ku qabsanayso deegaanka Baxarasaafka oo xukumadu sas ka qaaday sidoo kale Berbera kawada dabar goynta iyo xidhxidhka cid kasta oo lagu arko Sawirada(Steakerada ah)ee uu ku xardhanyahay iclaamka shirkaasi, ilaa hadana ay Berbera ugu xidhan yihiin dad gaadhaya afartan ruux iyo gaadiidkii ay wateen

Suldaan Cali Saleebaan ayaa lagfa qabtay hutel kuyaala magaalada Hargeysa waxaana loo geystay oo ciidankii qabanaayay ugeysteen garaacis keentay dhaawacyo kaga yaala dhabarka iyo madaxa oo lagala dhacay qori dabadii kadib markii uu askarta loo soo diaray weydiiyay Waaran Maxkamadeed oo sharciya, dad hada ku booday Saldhiga dhexee Hargeysa oo uu kuxidhanyahay Suldaanku ayaa noo sheegay in dhiig karkii iyo macaankiiba ku kaceen suldaanka oo had dhakhaatiir loogu geynayo Saldhiga uu ku xidhanyahay hadiiba ay ogolaadaan Ciidanka saldhigaas joogaa.

 

 

Wixii kasoo kordhaa waanu idinla socodaiin doona