WAR DEG DEG AH”CIIDAMADA RRU-DA OO GURIGOODII UGU DAATAY KALANA BAXAY CABDIQANI MAXAMED FARAX OO KAMIDA AH DHALINYARADII DHAWAAN KA HADLAY HESHIISKA DEKEDA LAGU WAREEJINAYO OO XUKUMADU UGAADHSANAYSAY

0
296

Ciidamada ka hortaga Argagixisada ee RRU-da ayaa Caawa abaara 11kii habeenimo ugu daatay gurigooda Cabdiqani Maxamed Faarax oo kamida ururka dhalinyaro kasoo jeeda Deegaanka Gobolka saaxil oo dhawaan ka hadlay khaladaadka ka muuqda heshiiska ay Xuikumada Madaxweyne Siilanyo la gashay Shirkada DP World ee horumarinta Dekeda Berbera waxaana hore uixdhnaa oo xabsiga loo taxaabay tiraba shan dhalinyaro ah ooo kamida ahaa dhalinyarada kasoo jeeda Gobolkan Saaxil oo shirjaraa,id oo ay hargaysa Ku qabteen kaga hadlay heshiiskaa Xukumadu La gashay shirkadaas ee dhinaca horumarinta dekeda Berbera.

Cabdiqani Maxamed Faarax(Gacan)oo maalmihii udanbeeyay la raadinaayay ayaa waxa caawa gurigooda ugu daatay ciidamada RRU-da oo halkaas kala baxay waxaanu sheegay Walaalkii Casaawe Maxamed Faarax oo nala soo xidhiidhay in ciidamada guriga usoo daatay ay guud ahaan dadkii guriga joogay qori dabadii la dhaceen gurigiina burburiyeen

13427799_865616600233186_849911253236387017_n
Cabdiqani Maxamed Faarax(Gacan)oo maalmihii udanbeeyay la raadinaayay ayaa waxa caawa gurigooda ugu daatay ciidamada RRU-da oo halkaas kala baxay waxaanu sheegay Walaalkii Casaawe Maxamed Faarax oo nala soo xidhiidhay in ciidamada guriga usoo daatay ay guud ahaan dadkii guriga joogay qori dabadii la dhaceen gurigiina burburiyeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here