War deg Deg Dagaal Gacan Ka hadal Ah Oo Goor Dhaweyd Madaxtoyada Ku Dhex Maray Afhayeenka Madaxtoyada Iyo Wasiirka Warfaafinta

0
308

Hargaysa (Ceelgardinews.com) War deg Deg Dagaal Gacan Ka hadal Ah Oo Goor Dhaweyd Madaxtoyada Ku Dhex Maray Afhayeenka Madaxtoyada Iyo Wasiirka Warfaafinta

Dagaalkan ayaa yimi kadib markii wasiirka warfaafinta oo warbaahinta lahadlaya kudaray khudbadiisa in isagoo ku hadlaya afka  madaxweynaha somaliland uu xildhibanada mahad celin balaadhan udiray codkay ku ansixiyeen heshiiska maal galinta dekada berbera waxaana hadalku udhacay sidan

afhayeenka madaxtoyada shamac …. wasiir markaad adigu ku hadasho afka madaxweynaha somalialnd maxaan ana ku hadlaa

kjbhh-310x174

wasiirka warfafinta cadaani…. dee orod isaga weydii maxaad noo weydiinaysaa anaga

waxaana intaa kadib hadalka qaatay wasiirka xanaanda xoolaha cabdilaahi cukuse oo ka ag dhawaa halkaa waxaanu wasiirka warfaafinta usheegay inuu khaldamay ee ay ahayd inuu isagu ku hadlo afka xukuumada ee mey ahayn inu ku hadlo afka madaxweynaha

waxaana intaasi kadib lagu dhameeyay is gacan qaad iyo heshiis dhexdooda wasiirada qorsheynta iyo xanaanada xooluhu kala dhex dhigee

maaha markii ugu horeysay ee ay sidan isku qabtaan wasiirka warfafinta iyo afhayeenka waxaana maalin sidaa ufogayn wasiirka warfafinta cadaani qabtay shir jaraa id isagoo ku hadlay afka xukuumada waxaana intaa kadib isna warbaahinta saacad kadib lahadlay afhayeenka madaxtoyada oo ku hadlaya afka xukuumada

maalintaasina waxa dhacay jaafa jiriq labada dhan ah oo ay isku afdhaafeen oo wasiirku afhayeenka kku qabsaday sababta uu uga daba hadlay mar hadii uu isagu afka xukuumada ku hadlay oo uu hore warbaahinta umariyya intan isaguna kadaba mariyya

 

waxaana hada lakala joogaa gool iyo gool mid kastaa dhankiisa guul ka gaadhay qabsigiisa ka kale ee la xidhiidha in isagu xaq ulahaa hadalka warbaahinta lamariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here