Berbera (Ceelgardinews.com) Wararkii Ugu Danbeeya Ka Soo Baxay Mudaharaadkii ka socday Degmada Sheekh Iyo Tulooyinka Ka Soo Hoseeya Dhinaca .
mudaharaadkan ayaa saaka bilaamay degmada sheekh kaas oo ku sii fiday Tulooyinka G aloolay ilaa dawga degmadaasi sheekh mudaharaadkan ayaa ahaa mid noociisu ku cusub yahay somaliland iyo degaanadaasi
waxaana bulshada mudaharaadkan samaynaysay ahaayen kuwo si salmi ah isugu soo baxay wada dhexe marta degmadaasi sheekh iyagoo laamayda dhex fadhiistay oo isu socodka gaa,iidku istaagay kuwii ka soo baxay magaalada burco iyo kuwii ka teyga agaalada berbera
Ciidmada amaanka ee degmadaasi ayaa bulshada muharaadka samaynayay wax khasaare ahi soo kala gaadhin iyadoo cid kastaaba dhinacooda amaanka ka adkeeyeyn .degmada sheekh ayaa waxa la geeyay ciidamo tiro badan oo xoojin ah