Wararkii Ugu Danbeeya Ka Soo Baxay Mudaharaadkii ka socday Degmada Sheekh Iyo Tulooyinka Ka Soo Hoseeya Dhinaca Berbera

0
292

Berbera (Ceelgardinews.com) Wararkii Ugu Danbeeya Ka Soo Baxay Mudaharaadkii ka socday Degmada Sheekh Iyo Tulooyinka Ka Soo Hoseeya Dhinaca .

 

mudaharaad

mudaharaadkan ayaa saaka bilaamay degmada sheekh kaas oo ku sii fiday Tulooyinka G aloolay ilaa dawga degmadaasi sheekh mudaharaadkan ayaa ahaa mid noociisu ku cusub yahay somaliland iyo degaanadaasi

13606487_1154882381245046_8359635999774723998_n

waxaana bulshada mudaharaadkan samaynaysay ahaayen kuwo si salmi ah isugu soo baxay wada dhexe marta degmadaasi sheekh iyagoo laamayda dhex fadhiistay oo isu socodka gaa,iidku istaagay kuwii ka soo baxay magaalada burco iyo kuwii ka teyga agaalada berbera

Ciidmada amaanka ee degmadaasi ayaa bulshada muharaadka samaynayay wax khasaare ahi soo kala gaadhin iyadoo cid kastaaba dhinacooda amaanka ka adkeeyeyn .degmada sheekh ayaa waxa la geeyay ciidamo tiro badan oo xoojin ah