Berbera(Ceelgardinews)Xildhibaanada Golaha Deganka Degmada Berbera Ayaa Ku sugan Kuraasta Xildhibaanimo Mudo Gaadhaysa Afar Sano Iyagoo Hormood U Yahay Maayir C/Shakur Max’ed Xasan (Cidin)
Xildhibaan Golaha Deganka Degmada Berbera Ayaa Ah Xildhibaano Aan Hanan Quluubta Dadka Soo Doortay
Sidoo Kalena Xildhibaanadan ayaa Caan Ku Noqday Boobka dhulka Danta Guud Ah,Lanbarad Gawaadhida Cusub Ee Maalin Walba La Jaan Qaado Kuwa Cusub Ee Dekeda Ka Soo Baxa Iyagoo Imika Ah xildhibaanadii Ugu Liitay Ee Abed Soo Maray Golaha Deganka Berbera
La Soco Maalin Dhow Warbixintan Inoo Iftiimin Doonta Halkay Ka Jiraan Xildhibaanadan Golaha Deganka Berbera Iyo Intii Xilkan Hayeen Guryaha,Dhulka, Gawaadhida,Ay Ka Iibsadeen Iyo Sifaha Ay Ku Qaaten Iyagoo Mushaarka Ay Qaatan Yahay Mid Aan Lagu Heli Karin Hantidan
Warbixintayada Danbe Waxaan Ku Soo Qaadan Doona Dhulka Xildhibaanadu Ay Ka Booben Dadka Danyar Ah Oo Ay Ka Sameysteen Filooyinka Ilaa Hadan Ka dul Oo Yaaya Dhulkan Laga Qaatay Ee Guryaha Laga Sameystay
La Soco Qaybaha Kale Ee Iftiimanysa Xildhibaanada Golaha Deganka Berbera
Sidiiq Carab Saleeban
Sidiiq444@Gmail.com