Warbixin Daaha Ka Rogtay:- Doorka Xildhibaanada Golaha Deganka Degmada Berbera Ay Ku Leeyihin Degmada Berbera +Xildhibaanada Oo Boob Ba’an Ku Hay Dhulka Danta Guud Ahaa+Hantidii Degmada Oo Dhacantay

0
323

Berbera(Ceelgardinews)Xildhibaanada Golaha Deganka Degmada Berbera Ayaa Ku sugan Kuraasta Xildhibaanimo Mudo Gaadhaysa Afar Sano Iyagoo Hormood U Yahay Maayir C/Shakur Max’ed Xasan (Cidin)

Xildhibaan Golaha Deganka Degmada Berbera Ayaa Ah Xildhibaano Aan Hanan Quluubta Dadka Soo Doortay

Sidoo Kalena Xildhibaanadan ayaa Caan Ku Noqday Boobka dhulka Danta Guud Ah,Lanbarad Gawaadhida Cusub Ee Maalin Walba La Jaan Qaado Kuwa Cusub Ee Dekeda Ka Soo Baxa Iyagoo Imika Ah xildhibaanadii Ugu Liitay Ee Abed Soo Maray Golaha Deganka Berbera

La Soco Maalin Dhow Warbixintan Inoo Iftiimin Doonta Halkay Ka Jiraan Xildhibaanadan Golaha Deganka Berbera Iyo Intii Xilkan Hayeen Guryaha,Dhulka, Gawaadhida,Ay Ka Iibsadeen Iyo Sifaha Ay Ku Qaaten Iyagoo Mushaarka Ay Qaatan Yahay Mid Aan Lagu Heli Karin Hantidan

Warbixintayada Danbe Waxaan Ku Soo Qaadan Doona Dhulka Xildhibaanadu Ay Ka Booben Dadka Danyar Ah Oo Ay Ka Sameysteen Filooyinka Ilaa Hadan Ka dul Oo Yaaya Dhulkan Laga Qaatay Ee Guryaha Laga Sameystay

 

 

La Soco Qaybaha Kale Ee Iftiimanysa Xildhibaanada Golaha Deganka Berbera

Sidiiq Carab Saleeban

Sidiiq444@Gmail.com