Wardeg Deg Ah : Golaha Wakiilada Oo Ansixiyey Heshiiskii ay Ay Xukuumadu La Gashey Shirkada DPW ee Maalgelinta Dekeda Berber

0
328

Hargeysa ( Ceelgardinews.com ) : Golaha Wakiilada ayaa maanta oo Salaasa ah cod aqlabiyada ku meel mariyey heshiis madmadow badan hadheeyey oo xukuumadu la gashey shirkada Dpw .

ansixinta Fadhigii maanta ee Golaha wakiilada oo ay ka soo xaadireen mudanayaashii ugu tirada badnaa sanadadan u danbeeyey .

Xildhibaanada Fadhiga Ka soo qayb galay waxa ay ahaayeen 73 Mudane waxa ogolaaday in la ansixiyo 69 Mudane waxa diiday 4 mudane Gudoomiyuhu muu codayn cid ka aamustay may jirin sidaasina waxa ku ansaxay Heshiiska xukuumadu la gashay Shirkada DP WORLD ee ay ku wareejinayso Dekedda Berebra
Warar Faah Faah San Goordhow la soco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here