Wargeyska Somalilandtoday oo u Cumaamatey inuu Dagaal Sokeeye ka Rido Berbera+Xukumada oo indhaha ka Qarsatey

0
277

Hargeysa(Ceelgardinews):-Wargeysa Madaxbanaan ee Ka soo baxa Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa Ku milmey Khilaafyada Cakiran ee mudooyinkii  u dambeeyey ka dhacayey Gobolka Saaxil,waxaanu caadeystey inuu Mar walba Colaad ka Huriyo Gobolka, isagoo waraysiyo been abuur ah samaynaya kuwaas oo ku abaabulayo dagaao sokeeye .tan iyo intii ay soo baxday shaqaqooyinka ka tagaan gobolka saaxil ayuu samaynayaa qoraalo uu odhanaayo Sulaadiin ayaan ka qaaday .kuwaas oo maka aad akhrido ah qaar ka fog xaqiiqda .inta badana waxa uu isticmaalayaa magaca boqor muurmadow ”

Ninka wargaysakaa mulkiilaha ka ahina  lagu magacaabo  muniir ,i oo shaqaae dawladeed ah kana shaqeeya Tv QARANKA Waana Wariye shaqada saxafadeed bilaabay intii dawlada siiyo jirtay waana wariye ku caanbaxay inuu xidi ka bilaabay meel kasta oo shaqaaqo ka dhacdo

muniir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here