Wasaaradda Shaqo Galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska oo go aano ku aadan Shaqaalaha Ajaanibka

0
194

Wasaaradda Shaqo Galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska oo go aano ku aadan Shaqaalaha Ajaanibka. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda ayaa waxa lagu yidhi “1. in muwaadiniinta oo kaashanaya Ururada Shaqaalaha ee diwaan-gashan ay u diyaar-garoobaan sidii ay u buuxin lahaayeen kaalmaha shaqo ee ay banaynayaan ajaanibka wadanka ka baxayaa”

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here