Wasiir Cukuse Oo Magacaabay Guddiga Dib-U-Habaynta Shaqada Iyo Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

0
386

Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta ku dhawaaqay guddi uu u xilsaaray dib-u-habaynta shaqada iyo shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta.

Cukuse ayaa guddigan kaga dhawaaqay kulan gaar ah oo uu la yeeshay madaxda qaybaha kala duwan ee wasaaradda.

Wasiirka oo ka hadlaya qorshaha dib-u-habaynta shaqada iyo shaqaalaha iyo ahmiyada ay leedahay ayaa waxa uu yidhi:-