Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, ahna kusimaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdillaahi Xuseen Maxamed ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Imaaraadka

0
35
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, ahna kusimaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdillaahi Xuseen Maxamed ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Jamhuuriyadda Somaliland Ambassador Abdulla Alnaqbi.
Kulankan oo is xogwaraysi ahaa ayaa ka qabsoomay Xafiiska Wasiir Kuxigeenka, iyadoo ay kulanka ku wehelinayeen Wasiirka Masuulin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL.
Xafiiska Warbaahinta ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL.