Wasiirka Caafimaadka Ee Somaliland ayaa waxa dul Hoganaya maamul xumo baahsan

0
386

Wasiirka Caafimaadka Ee Somaliland ayaa waxa dul Hoganaya maamul xumo baahsan taas oo gaadhay ilaa cisbitaaladii dalka oo aan dhamantood is dhaamin , haba sii kala darnadaane
Wasarada caafimaad oo ah goob qarankan muhiimad wayn u leh , Balse taas waxa u quusgooyey wasiirkan caafimaad Cumar Cali Cabdilaahi oo intii xilkan wasarada hayey hoos u dhac wayni ku yimi caafimaadkii dalka iyada oo ay jirto in Shacabka iyo xukumadu ay lacago badan iyo qalab faro badan ay ugu deeqeen cisbitaalada dalka iyaga oo bulshadu ka warwarsanayd Xanuunki Covid19-ka
Qalabkii ay bulshadu ku caawisay wasaradana caafimaadka qaarkood waaba la iibiyey
Gobolada dalka qaarkood ayaan lahayn Ambalance iyo adeegii caafimaad ee loogu talo galay dalka

Wasiirkan ayaa ka mid shaqsiyaadka ay wasaradihii ay maamulayeen ay meesha ka sii baxayaan

A/risaq Qasin
Berbera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here