Wasiirka Wasaarada Dub Dejinta IYO Xoghaya Dawlada Hoose Degmada Berbera Oo Dad Danyar ah Ku Wareejiyay Guryo Bilaa Albaabo ah Iyo Daaqado Ah+Xoghaya Dawlada Hoose Berbera Oo Ku Fashil May Shaqadii Bulshada U Hayay

0
297

Berbera(Ceelgardinews.com)Wasiirka Wasaarada Dud Dejinta Cali Siciid Raygal & Xoogyahay Dawlada Hose Degmada Berbera C/Karin Aadan Cade Ayaa Saka Danyarta Magaalada Berbera ku wareejiyay Guryo Bilaa Lababadaa & Daaqado Ah Guryahan Ayaa La sheegay In ay dhistay Dawlada Hoose Berbera Laakin Sida Uu Sheegay Wasiirku Waxaa Guryahan Dhistay Dawlada Japan Iyadoo Wakiil ay Uga Tahay Haayada UN HAPITAT13078308_842451455883034_631425979_o

Dadka Danyartan Ayaa Waxa Laga Soo Guray Guryaha Ay Daganaayen Oo Ay Leedahay Dawladu Kuwaas Oo Ka Dhisan Badhtamah Magaalada Berbera

Guryahan Lagu Wareejiyay Dadka Danyarta ah ayaa ka maqan yihiin adeegyadii aasaasiga ah ee laydhkii,Biyihii & Wado Tagta Xaafadan Cusub Iydoo Ay Tahay Wadada Tagtaan Mid Ciid ah Oo aanay Marin Karin Gawaadhida Yaryar Ee Ka Dhex Shaqeysata Maagalada Berbera Sidoo Kalena Guryuhu Ay Yihiin Mid Qabyo Ah Oo Gudaha Bilaa Albaabada & Daaqado Ah13072950_842450822549764_1292697375_o

Sidoo Kalena Guryahan Ayaa Magaalada Berbera U Jira 4km Kagana Beegan Cidhifka Konfur bari ee Xaafada Finland Guryahan Oo dhamaan Ay Ka Maqan Yihiin Baahidii Aasaasiga Aheyd

Xoghaya Dawlada Hoose Degmada Berbera C/Karin Aadan Cade Ayaa Ah Masuul Xilka Xooghaye Nimo Hayay Mud Ku Siman 5 Bilood Sidoo Kalena Aan u Bislaan sidii waajibadaaka saran uu u gudahan Lahaa

Xoghaye C/Karin Aadan Cade Guryahan ay dhistay Dawlada Japan Ku Tilmaamay Inuu ay Dhistay Dawlada hoose Berbera Lkn Sida Uu Cadeeyay Wasiirka Dub Dajinta Somaliland Waxaa Guryahan Dhistay Dawlada Japan Oo Deeq Ahaan U Soo Bixisay13091784_842450629216450_884236229_o 13112466_842451485883031_770977261_o

C/Karin Aadan Cade ayaa Xilka Ku Noqday Mid Culus Oo Waajibaad Kii Sarnaa Aan Gudo Waayay Isagoo Xafiiska Uu Ku Leeyahay Dawlada Hoose Berbera Aan Habyaraate Soo Fadhisan Aama Aan U Shaqeyn Dadka Danyarata Ah Bilaabay In Habeenkii Laga Shaqeeyo Xafiiskisa SidaKan Yarta Meesha Uga Baxaan

Isagoo Ah Xogahye U Dhuun Daloola Dadka Lacagta Haysta Dadka Danyarta Ahna Qodax Ku Taagan Ku Noqday