wasiirka wasaarada horumarinta caafimaadka JSL ayaa xilkii ka Qaaday maamulihii maxadka culuunta caafimaadka burco

0
53
wasiirka wasaarada horumarinta caafimaadka JSL ayaa xilkii ka xayuubiyey maamulihii maxadka culuunta caafimaadka burco
maamulaha oo ahaa haweenay uu xilka ku wareejiyey maamule jimcaan oo ahaa abtigeed ayaa kuliyadii caafimaadka gobolka togdheer maraq,dhaantay una qaadatay meel ay gaar u leedahay
nasiib wanaag wasiir xuseen bashiir xirsi ayaa ku dhiiraday inuu kuliyada caafimaadka dawlada gobolka togdheer ku sameeyo wax ka bedel wayn
sidookale wuxu keenay maxadkii nin dhalinyaro ah oo fahamsan nidaamka shaqada kuliyada caafimaadka gobolka togdheer ninkaas dhalinyada ah oo lagu magacaabo Dr Abdishakuur Hassan Jama ayaa aad looga soo dhaweeyey magaalada burco magacaabistiisa
waxanu leenahay alle haku asturo xilkaas agaaime abdishakuur