Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni oo Kulankii Todobaad-laha ahaa La Qaatay

0
28

 

Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni oo Kulankii Todobaad-laha ahaa La Qaatay Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Arrimaha Dastuurka JSL.
Intii kulankaasi socday ayaa warbixin lagaga dhagaystay waxqabadkii sadexdii bilood ee tagay Agaasimaha guud ee Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arimaha Dastuurka Deeqa Cabdi Yuusuf
Geesta kale waxaa warbixin lagaga dhagaystay dar-dar gelinta hawlaha shaqo ee Wasaaradda iyo waxyaabihii u qabsoomay agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda.
Kulanka oo saacado badan qaatay kana qabsoomay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa warbixin ka dhagaystay