Wasiirkii Gaashaandhigga Ee Xukuumadii Udub Marxuum Axmed Cali Maxamed Oo Ku Geeriyooday Burco. –

0
313

Burco(Ceelgardinews.com):Wasiirkii Hore Gashandhiga Ee Xukumada Madaxwayne Cigaal Marxuum Axmed Cali Maxmed Oo Mudooyinkii Udanbayay Ku Xanuunsanayay Magalada Burco Oo Habeenki Xalay Ku Geeriyooday Magalada Burco.

Marxuum Ex Wasiir Axmed Cali Maxmed Ayaa Ka Mid ahaa Odayashi Qayb Libaaxleh Kasoo Qaatay Dib U Dhiska   Dalka Somaliland Waxana U Xilal Kale Duwan Kasoo Qabtay Xukumadi Marxuum Cigaal Iyo Madaxwayne Daahir Riyaale.

Waxana Saladda Duhur Lagaga Tukandoona Masaajidka Qudis Ee Xafada Agtoobar Maamulka Gobolka Ka Degmada Qaybaha Kale Duwan Ee Bulshada Waxa ay Tacsi Tiraanyo Leh Udirayaan Dhamaanba Ehelki Qarabadi Iyo Shacabka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Marxuumku Waxanay Ilahay Uga Baryayaa Inuu Naxarist Janno Ka Waraabiyo.

Ceelgardinews.com