Waxaan aad iyo aad uga xumahay kana murugoonaya Dadka saaxil kasoo jeeda ee wada mashruuca aan loo baahnayn ee ah iska horkeenida dhalinta dada yare

0
276

Berbera (Ceelgardinews.com) Waxaan aad iyo aad uga xumahay kana murugoonaya Dadka saaxil kasoo jeeda ee wada mashruuca aan loo baahnayn ee ah iska horkeenida dhalinta dada yare ee cudoon kana badbaaday

dhdh

 

masiibooyinkaa tahriibka hadana la doonayo in lagu kala kaxeeyo curfi iyo qabyaalada ay soo waardiaan kuwa hada leh waxaanu taageeraynaa musharaxa kulmiye …haday ka daacad tahay waxay ahayd inay wakhtigeeda la sugaanee waxaan u arka ain la doonayo in lagu niyad jabiyo musharaxa xalaasha ee Aqoonyahan Jamaal Ali Hussein oo dacwad ka dhana u gudbiyay Gudida Diwaan galinta ayaa la doonaya in lagu jah wareeriyo Gobolka saaxil caadifadaay wadaa 23 waxa ma garato ama jaahil goboleed oo ay wadaan dhalinyaro hore gobolka fidmo iyo jahwareer dhalinyaro nacayb ah ku riday ayaa hada waxaanu maqlayna hadaanu nahay qurba joogta Europe ku nool waanu canbaaraynaynaa inta dhiiga lehna waxaanu faraynaa inaydaan ku dhex milmin xukuumada iyo xisbigeedan fidmi walayaashaa ah yaa maantana doonaysa ianay dhalinta reer saaxil kala qaybiso waxaan usoo jeedin lahaa dhalinta inta sida wanaagsan u fikiraysa inay ka waantoobaan barnaamijka laga soo dhoodhabay Guriga muuse biixi inaanay ka gobol ahaan fidmo ina kala dhex dhigan muuse waad aragteen doraad waa kii isaga oo isalaha kaftan caayay magaalda qaranka u ahayd hooyada dhaqaalaah kuna tusaaleeyay (qaab tuuganimo ah ) All in all Meeshaad ku aragtaan biidhi qaatayaashaa halkooda inaga qabta fidmadooda magaaladan kasoo saara