Waxaanu Canbaaraynaynaa Xadhigaa Aan laga Fiirsan Ee Lagula dul kufay Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid

0
361

Waxaanu Canbaaraynaynaa Xadhigaa Aan laga Fiirsan Ee Lagula dul kufay Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleebaan Mahamud Ramaax Waxa Aynaan Dhaqan U Lahaan Jirin Qof Xasaanad Xisbi Leh In Layska Xidho Waxa Hore Mandheera Loogu Xidhay Xoghayihii Guud Ee wadani Iyo Afhayeenkii Wadani Arimahaa Foosha Xumi Ee Caadada Inoo Noqday Waxay Wiiqayaan Dumuquraadiyadeeni Waxay Sawir Aan Wanaagsaneyn Ka Bixinayaan Dalkeena Curdinka Ee aqoonsi Raadiskaa Ah Waxay Dhaawacayaan Xoriyatal Qowkii Car Juuqdhe Waxay Hakad Iyo Kala Shaki Galinayaan Wada Hadaladii Iyo Isu Soo Dhawaanshihii Xusbiyada Qaranka U socday Gabegebo Waxaanu Cod Dheer Ku Leeyahay In Xoriyadiisa Loo Soo Celiyo Xoghaye Ramaax
WABILAAHI tawfiiq ilaahow siduu khayrku kujiro na Garansii Mar Walba Iyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here