Xaafad Ku Taala Hargeysa Oo Lagu Kala Boobay Hilib Waraabe+SAWIRO

0
330

Hargeysa (Ceelgardinews.com) Magaaladda Hargeysa gaar ahaan xaafada Cabaaye ayaa saaka dadka ku dhaqan qarkood ay kala boobeen hilib waraabe.

13254337_1058676037513061_3988391054288108446_n

dadkan ayaa waxa la sheegayaa in intii markaas ku sugnayd uu qof waliba goostay waslad ka mid ah hilibka waraabaha oo ay aaminsan yihiin in uu wax badan daawo uga yahay.13226885_1058676110846387_5099032130069756168_n

in kasta oo aan la ogeyn qaabka uu u dhintay warbahaasi, hadana waxa aan jecelahay in aan idiin soo gudbino mid ka mid ah dadkii saaka goobta gaadhay oo dareenkiisa kaga hadalaya wixii uu soo arkay13164273_1058676207513044_4588287683435083671_n

Saacadu waa ilaa abaaro 6:30am
Waxan ku soo baxay tiro dad ah oo rag iyo dumarba leh oo sawaxan iyo buuq badan ka soo yeedhayo meesha waa badhtamah wadda laamiga waxay ila noqotay ama markiiba aan maskaxdayda ka hely malaha shil ayaa ka dhacay meesha oo qof ayaa gaadhi jiidhy.,lkn malahas wuu beenobay markan dul imid arinkan aad aragtaan waa ‪#‎WARAABE‬ LA DILAY ISLAMARKANA HILIBKIISA LAKA BOOBAY
Wax layidhi qiyaamuhu marka uu qariib yahay boqolaak qiso oo quus geliyaa aademigaa laga qadaya daaha ee qalbigaba miyaad ku heyseen hilib waraabe ayaa ah ‪#‎xalaal‬ ama ‪#‎dawo‬ ah????

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here