Xaalada Laydh Laanta Berbera W/Q: Abdurrazak Ali ( Garmaame )

0
386

Waxa aan saaka la kulmay koox dhalinyaro ah oo Moobillo badan baco ku guray oo basaska socdaalka raba inay saaraan si loogu soo dabeeyo laydh la’aan ka jirta Berbera awgeed. waxan waydiiyay meesha lagusoo dabaynayo Moobillada, kuye; “labadan bacood midna Abdaal midna Sheekh ayaa lagusoo dabaynaya”.

Shacabka gobolka ku nooli dulqaad badanaa..
mar ay Sabbado shirkadu leedahy layso, mar xadhig-laydh soo go’ay laayo dad, mar laydhkaba laga jarto iyo mar aan laydhba aanu ka jirin.
“HEBEDNIMADA QAARKEED ADAY KUU HED NOQOTAA” ( Salaan carrabey.
W/Q:

Abdurrazak Ali

( Garmaame )

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here