Kor U Tiri Xadhiga Dhalinyardii Ururka Muwaafaqo Ka Soo Jeeeday Gobolka Saaxil Oo Galay Maalintii 7Aad .Saldhigii Dhexe oo layskaga Hayo

0
346

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Xadhiga Dhalinyardii Ururka Muwaafaqo Ka Soo Jeeeday Gobolka Saaxil Oo Galay Maalintii Lixaad
nuuraddiin ibraahin aw cabdi ,, maxamed saddiiq dhamme ,, maxammuud axmed xirsi ,, iyo sh maxamed ducaale yuusuf Maalintii Lixaad Ee Saldhiga Dhexe Magaalada Hargaysa ee caasimadda hargeysa cidda haysataa waa macruuf oo is wayddiin mayno sabab sharciyana looma haystee sifo xaq darro iyo xoog sheegasho ah bay u xidhanyiin ,, xadhiggooda waxa loo sibir saarayaa waa shir dhowaan ka dhacay kaah hotel waxay ku soo ban dhigeen lafo gur iyo dood cilmiyeed aqoobaysan oo la xidhiidha heshiis ka kirayn ta dekedda berbera dhib tiisiyo dheef tiisa ,, nacfigiisiyo nusqaan tiisa guul iyo gol daloolo waxa ku qarsoon bay inna dareensiiyeen ,, aragtidoodii iyo Xubanaha Dhalinayaradan ka koobnaa shan xubnood ayaa waxa xoriyadiisi loo soo celiyay cabdiqani maxed faarax oo isga lagu sababeeyay inaanu cod uu lee yahay tvg ka bixin maalintii dhalinyaradu falanqaynayeen heshiiska dekeda berbera .Maxkmada gobolka maroodi jeexo oo dhlinayrada kale oo ka kooban 4 xubnood la horgeeyay waxa dacwadii lagu soo oogay inteeda badan noqotay mid wax dabi ah oo ku xukunto ay wayday . sidaa darteena taliyaha saldhiga dhexe magaalda gargaysa maxed case ayaa maxkmada ka codsaday in laba cisho loogu celiyo saldhiga dhexe magaalada hargaysa si dabi ugu soo sameeyo kale isgoo raali galinaya masuuliyinta aqalka madaxtooyada somaliland .basle waxa laga wada dhul sugyaa laba cisho kadib iyo dabiga uu taliyaha saldhiga uu keeno