XISBIGA KULMIYE MARKUU BURBURAY, GARABKII KUSOO HADHAY, WAA KOOXDA 1AAD EE DOONEYSAA INAY BURBURIYAAN UCID, WADDANINA WAA USOO SOCDEENE, WAXANA JIRA DAD ARRINTA U FUDEYDINAAYO OO XISBIGA UCID DHEX FADHIYA”. SULDAAN C KARIIM FAARAX DULMI DIID

0
251

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Xisbiga Kulmiye markuu Burburay, Garabkii kusoo Hadhay, waa Kooxda 1aad ee dooneysaa Inay Burburiyaan Ucid, Waddanina waa Usoo Socdeene, waxana jira dad arrinta u fudeydinaayo oo xisbiga Ucid dhex Fadhiya”. Suldaan C kariim Faarax Dulmi diid “..Dadka somaliland waxa aan maanta usoo jeediyana inay u hiiliyaan Musharraxa Xisbiga Ucid Md. Jamaal Cali Xuseen, waa nin dhalinyaro ah oo aqoonyahan ah, oo dalka u yimi inuu uga faa’ideeyo aqoontiisa”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here